Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: 3 Car bombs kill 7 and wound many...

Recommended Posts

Faah Faahinta Qarixii Baydhabo iyo khasaaraha uu gaystay...

 

 

Baydhaba:-Wararkii ugu danbeeyey ee ka soo baxayaQaraxixii ka dhaca magalada Baydhaba ayaa waxay sheegayaan in ugu yaraan 7ruux ay qaraxaas ku dhinteen halka 6kalana la sheegayo inay dhaawac yihiin ka markii uu isqarxiyey nin watay gawarida loo yaqaan Mark2,oo ka yimi sida dhimaca magaalada Muqdisho,iyadoo ay gadaashiisna qarxeen gawaari kale.

 

 

Gawaaridii lagu qarxiyey Xarunta Barlamanka ee Baydhabo 22kii September.

Gaarigaan ayaa qarxay ka dib markuu soo istagaay,Kantrolka xiga dhinaca caasimada Somalia oo ka yimi,wuxuuna qarxay xilli ay boosliikska Kantrolku baaritaan ku samynayeen.

 

Wali lama oga cida ka danbaysay iyo khasaaraha dhabta ah ee uu gaystay qaraxani,waxaana la sheegaya in dhaawacii meesha daadsanaa ay ka mid ahaayeen dad ajaanib ah oo aan Somaliga ku hadlin walow aan la aqoon cida ay u dhsheen iyo meesha ay ka yimaadeen toona.

 

Dadkii dhibaatadu ka soo gaadhay qaraxa ayaa Isbitaalka loo daad gureeyey,waxaana wararku sheegayaan in dhimashada iyo haawacuba intaas ay ka badan yihiin,laakiin aan wali la hayn tirada runta ah.

 

Si kastaba ha ahaatee qaraxaan ayaa ah kii labaad ee ka dhaca magaalada Baydhabo ee xarunta u ah DFKMG ah,ilaa 22kii September ee sannadkaan,lamana yaqaan cidda ka danbaysay kii maanta iuyo kii hore toona walow Midowga Maxkamadsaha lagu eedeeyey kii hore inay ka danbeeyeen.

 

Axmed Xayrdaac

 

Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Qarax loo adeegsaday gaari lagu soo rakibay wax yaabaha qarxa oo ka dhacay magaalada Baydhabo, khasaare badanna gaystay.

Khamiis, November 30, 2006

 

Baydhabo (AllPuntland)- Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku geeriyootay dad kalana waa ay ku dhaawacmeen qarac ka dahcaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

 

Qaraxaas ayaa waxaa dhaliyay gaari oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ayaa waxa uu ka dhacay Kaantaroolka Bari ee dhanka magaalada Muqdisho xiga ee magaalada Baydhabo.

 

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo kala duwan oo ku sugan magaalada Baydhabo qaraasi ayaa gaariga gaystay waxa uu ka yihid dhanka magaalada Muqdisho.

 

Mid ka mid ah saddex gaari oo ka soo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa qaraxaasi gaystay xilli uu ku sucday baaritaan ay wadeen ciidamada dawladda ee ku sugan Kaantroolka magaalada.,

 

Warar soo baxay ayaa waxa ay sheegayaan in ilaa iyo hadda dhimashada inta la ogyahay ay marayso 5 qof dhaawacuna uu intaasi ka badan yahay.

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Three suicide car bombs kill six in Somalia

 

 

MOGADISHU, Somalia (AP) -- Three suicide car bombs exploded outside Somalia's government base of Baidoa, killing at least six people, including the drivers, and wounding four civilians, officials said Thursday. One of the bombers was a veiled woman.

 

The bombing took place at a government checkpoint, Deputy Defense Minister Salad Ali Jelle told The Associated Press.

 

"The three drivers were killed on the spot and three others who were with them," the minister said by telephone. "We have captured three who were with them who have tried to flee. The dead include non-Somalis. They are al Qaeda supporters." (Watch why Somalia is considered a terrorist threat )

 

A police officer, who spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to the media, said one of the bombers in the car was a woman wearing a veil.

 

Four civilians were taken to a hospital in Baidoa, he said.

 

No one has claimed responsibility for the attack.

 

On September 18, President Abdullahi Yusuf escaped unharmed when a suicide bombing struck his convoy in Baidoa, although 11 people -- including Yusuf's younger brother -- were killed in the blast and a subsequent gunbattle.

 

The transitional government blamed that bombing on extremists within the Islamic movement. The group denied it, and no one has claimed responsibility.

 

Tensions are high in this Horn of Africa nation where the Islamic movement and the Ethiopian-backed transitional government are vying for control. Analysts fear a war could engulf the region.

 

The top U.S. diplomat for Africa, Jendayi Frazer, warned Wednesday that al Qaeda militants are operating with "great comfort" in Somalia, providing training and assistance to a radical military element loyal to the Islamic group.

 

The Islamic Council has been gaining ground since seizing the capital, Mogadishu, in June. The United States accuses the group of sheltering suspects in the 1998 al Qaeda bombings of U.S. embassies in Kenya and Tanzania, which it denies.

 

The Islamic group's often severe interpretation of Islam raises memories of Afghanistan's Taliban, which was ousted by a U.S.-led campaign for harboring Osama bin Laden and his al Qaeda fighters.

 

Copyright 2006 The Associated Press. All rights reserved.This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this