Emperor Posted November 24, 2007 Baydhabo: Baarlamaanka Soomaaliya oo si buuxda u ansixiyay Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde 24. November 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Kullan ballaaran oo maanta ka dhacay xarunta ADC ee magaalada Baydhabo oo Xildhibaanadu Baarlamaanku ugu cadeynayeen ansixinta Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa 211 Xildhibaan ay cod buuxa ku ansixiyeen halka 1 Xildhibaan uu ka aamusay, kadibna uu Guddoomiyaha Baarlamaanka ku dhawaaqay in uu Baarlamaanku si buuxda u ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha cusub. Ansixinta ka hor ayaa hadal gaaban oo uu Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed u jeediyay Baarlamaanka uu kaga codsaday in ay ansixiyaan Ra’iisul Wasaaraha cusub oo uu sheegay inuu yahay mas’uul laga soo baaraan degay, wadatashiyo badana lagala soo yeeshay qeybaha Soomaaliya iyo beesha caalamka. “Qof walba irsiqiisa Illaah baa qoray, oo waayi maayo kii nasiibku wasiir ugu dhaco ama Baarlamaanka ama dibada halaga soo dhisee ha iska sugo” ayuu yiri Madaxweynaha oo Xildhibaanada kula kaftamay inuu Ra’iisul Wasaaraha maanta uu u soo raacay inuu u kaashaanbuuro oo uu isbaro Xildhibaanada Baarlamaanka. Ansixinta kadib ayaa munaasabadaas lagu dhaariyay Ra’iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” oo sheegay kuna celiyay inuu soo dhiso doono gole wasiiro oo tayo leh, marxalada adagna dalka ka gudbin kara, iyadoo la filayo inuu sida ugu dhaqsiyaha badan ugu baxo wadamada dibada si uu ugu bandhigo marxalada uu dalka marayo iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin shacbiga Soomaaliyeed si uu uga dalbado gacan siin loo fidiyo dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta dalka. Kulanka maanta oo shacbiga Soomaaliyeed sida ay baarlamaanka ugu barteen ka filayey in uu noqon doono miud la mid ah kuwii hore oo is jiid jiid iyo buuq uu dhici doono ayaa noqday kulankii ugu sharafta badnaa ee ay yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka taasoo muujineysa iney meesha ka baxday khilaafkii siyaasadeed ee horay u jiray. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 24, 2007 Barlamaanka somalia oo Madaxweynaha Hortiisa cod aqlabiyad ah ku aqbalay Ra'isal Wasaare Nuur Cadde. Kadib kulan Xasaasi ah oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Sh.Aadan Madoobe ayna ka qeybgaleen Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Ra'isal Wasaare Nur Cadde aya barlamaanka Somalia waxa uu cod aqlabiyad ah ku aqbalay Ra'isal Wasaare Nuur Cadde. Col.Nuur Xassan Xuseen (Nur Cadde) ayaa maanta loo dhaariyey xilka Ra'iisul Wasaarihii 2aad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen magacaabidiisa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kalfadhi ku yeeshay Xaruntooda ADC ee magaalada Baydhabo. Ansixinta Baarlamaanka ayaa u muuqata mid lagu dhiiri gelinayo Ra'iisul Wasaaraha cusub inuu sida ugu dhakhsaha badan ugu soo dhiso Xukuumadiisa, ayadoo Nuur Cadde oo ah waji cusub oo kusoo biiray Siyaasada Soomaaliya aanan illaa iyo hada lahayn dad badan oo dhaliilaya, ayadoo ay Xildhibaanada intooda badan ku tilmaameen inuu yahay nin wax qabad kusoo kordhin kara Dowlada Federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay Xarunta ADC uuna goobjooge ka ahaa madaxwynaha Dowlada Fedaralka Somalia Md C/llaahi Yusuf ayaa uga mahad celiyey soo dhaweynta baarlamaanka iyo aqbalida Nuur cadde oo ah Mas'ulka uu u magacaabay Ra'isal Wasaaraha. “Qof walba irsiqiisa Illaah baa qoray, oo waayi maayo kii nasiibku wasiir ugu dhaco ama Baarlamaanka ama dibada halaga soo dhisee ha iska sugo” ayuu yiri Madaxweynaha oo Xildhibaanada kula kaftamay inuu Ra’iisul Wasaaraha maanta uu u soo raacay inuu u kaashaanbuuro oo uu isbaro Xildhibaanada Baarlamaanka. Baahida Dowlada Federaalka ee hada qabto ayaa ah in aysan jirin Wasiiro karti u leh meel marinta iyo dib u habeynta Wasaaradaha Xukuumada, ayadoo Xukuumadii hore ee Geedi lagu dhaliili jiray in Wasiirada iyo shaqaalahooduba ay yihiin kuwo aan intooda badan aqoon, xirfad iyo Karti daadihinta maamulka dhexe ee Federaalka Soomaaliya. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia Contact Carmooyin@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 24, 2007 Emp. What will the difference be between this new guy and Geedi? no tired slogans/phrases please Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 24, 2007 The guy is an experienced man and played important roles in the old Somali guard (like Riyaal, if Riyaale delivered for SL, did he? why not him )with fresh new face, let's hope for a better future, the return of the former republic, united Somalia... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 24, 2007 I asked what the difference between this guy and Geedi might be saxib. The problem was not the prime minister but the occupying Ethios. So will things change apart from the purse strings now in AY's hands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 24, 2007 Originally posted by Emperor: The guy is an experienced man and played important roles in the old Somali guard (like Riyaal, if Riyaale delivered for SL, did he? why not him )with fresh new face, let's hope for a better future, the return of the former republic, united Somalia... You guys were saying that about Geedi when he was first elected for the PM postion (Somebody bring those all threads back please). It only takes a little war for power with the old man Yey for you guys to dismiss him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 24, 2007 ^You have no logic to present, you are full of prejudice and pesimism, what we say or do matters less, it's what the new PM and the TFG does that matters most, I personally Know nothing about the named man, negative speculation is not an option for me, he's a well presented, very old and wise man, played roles is the former Somali governments. I have every reason to be optomistic about the future, now that does not necessarily mean I have a gauarantee that things will taste honey and be rosy, they may be or not, but I have no reason to be cursing him and hope that the rivers in my country turn into blood, like you lot do... Tell me one good reason why you dislike this him based on his background and early history... if you have any present it, I will have no choice but to agree with you should that sound logic. Quote Share this post Link to post Share on other sites