Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wasiirada Puntland oo maanta ku shiraya Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Khamiis ah ka qabsoomo magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo inta badan Golaha Xukuumadda ayaa ku sugan Boosaaso halkaas oo uu ka qabsoomayo Shirka.

Shirka Golaha Wasiirada Puntland ee maanta ayaa la filayaa in looga hadlo Xaaladda Siyaasadeed iyo tan Amni ee guud ahaan Degaannada Puntland.

PUNTLAND POST

The post Golaha Wasiirada Puntland oo maanta ku shiraya Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this