Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax Cirro oo kormeer ku tega…..

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Kormeer ku tagay goobaha ay ka socoto kaadh bixinta Doorashada ee Deegaanada hoos taga Gobolka Sanaag.

Madaxda Xisbiga Waddani waxa ay Warbixino ka dhagaysteen qaabka ay u socoto kaadh bixintu guddoomiyeyaasha goobaha,Dhanka kale waxa bulshada ay ku booriyey in bulshadu ay qaataan kaadhka cod bixinta doorashada.

Madaxda Xisbiga Waddani waxa ay Warbixino ka dhagaysteen qaabka ay u socoto kaadh bixintu guddoomiyeyaasha goobaha,Dhanka kale waxa bulshada ay ku booriyey in bulshadu ay qaataan kaadhka cod bixinta doorashadFB_IMG_1685550899253.jpg FB_IMG_1685550888824.jpg FB_IMG_1685550880716.jpg FB_IMG_1685550859910.jpg FB_IMG_1685550855288.jpg FB_IMG_1685550843748.jpg

Qaran News

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this