Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo ka gadooday Mushahar la’aan oo xidhay Waddada gasha Madaxtooyada…….

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe: Ciidamo ka gadoodsan mushahar la’aan oo ay ku jiraan kuwa Madaxtooyada ayey saaka u xidhan tahay waddada gasha wasaaradaha iyo madaxtooyada; iyaga dib u celinaya mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha u socda.

pl-6.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this