Sign in to follow this  
Deeq A.

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore oo laga horjoogsaday inuu ka dhoofo….

Recommended Posts

Deeq A.   

Puntland ayaa goordhaweyd ka hor istaagtey in uu ka duulo Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Ergeyga Ganacsiga Madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Faroole oo ku sii jeedey Muqdisho.

Khadar ayaa kamid ahaa afar siyaasi oo hore ay dowladdu ugu jartay waaran-sooo-qabasho, in kastoo ay kol danbe ka noqotey – ka dib markii Guddi Gobolka Nugaal ah ay go’aamo ka soo saareen xaaladda siyaasadeed ee gobolkan.faroole-1.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this