Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisal-wasaaraha Somalia oo kulan la qaatey Isimada Dhaqanka SSC-KHaatumo ee Muqdisho ku sugan

Recommended Posts

Deeq A.   
Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre, oo caawa kulan la qaatay garaadada gobolka Sool, ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay xaalada ka taagan Laascaanood.
Raysal wasaaruhu waxa uu garaadada u sheegay in aan la aqbali karin in xabadu sii socoto.
350529264_1332540277296909_3324508955721
350514153_955456739029962_63563317296087
350525323_772699084586265_41471572509298
350311113_1449393959207589_3113787847491

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this