Deeq A. Posted May 29, 2023 Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiye Xirsi iyo Wafti ay Hoggaaminayan ayaa safar ugu Amba baxay Magalada Ceerigaabo . Waxay halkaas ay kaga qayb geli doonan Furitaanka Kaadh qaybinta Codbixiyaasha ee Gobolka Sanaag. Musharax Cirro, oo Ceerigaabo gaadhay. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites