Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Villa Somalia ku qaabiley Isimmada Dhaqanka SSC-Khaatumo ee Muqdisho ka degay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya oo Villa Somalia ku qaabiley Isimmada Dhaqanka SSC-KHAATUMO ee Muqdisho ka degay+Sawirro

War ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu yidhi:
“Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada ku dagaallamay Magaalada, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho xaaaladda, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go’an tahay in ay doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka ay qaadato, si loo joojiyo dhiigga qulqulaya.”
Geesta kalena Ujeedka isimada SSC ayaa ah inay dawlada Somalia u cadayso mawqifkeeda qadiyada SSC kadibna wada tashi ay ugu laaban doonaan dadkooda si go’aan midaysan loo gaadho.
349523489_1426210834870398_1450417610383
349364959_539191741546376_72145403720632
350309148_242046088428354_13425220011490
349572515_788231909353262_84991019395878

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this