Deeq A. Posted May 28, 2023 Qaar ka mid ah Garaadada SSC ayaa lagu soo dhaweeyay magalaada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kuwaas oo halkaa kulan kula yeelan doono madaxweyne Xasan Sheekh. Garaadada waxa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uulliyiin ka tirsan dawladda federaalka Soomaaliya iyo shacab. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites