Sign in to follow this  
Deeq A.

Sidii Garaadada SSC-khaatumo loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
Qaar ka mid ah Garaadada SSC ayaa lagu soo dhaweeyay magalaada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kuwaas oo halkaa kulan kula yeelan doono madaxweyne Xasan Sheekh.
Garaadada waxa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uulliyiin ka tirsan dawladda federaalka Soomaaliya iyo shacab.
350256096_1368287080382967_4930182403777
350100438_152594551026595_14961987360585
347232817_928246114928181_81845595755756
350106889_573781671491441_75560355192481

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this