Sign in to follow this  
Deeq A.

Warar ku soo kordhey Doorashadii Turkiye.

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar ku soo kordhey Doorashadii Turkiye.

Madaxweyne Erdogan iyo Xaaskiisa ayaa daqiiqada ka hor waxaa uu codkiisa ka dhiibtey magaalada Istanbul ee Caasimadda 2aad ee Dalkaasi.
Waxaa hadda safaf dhaa dheer ku jira malaayiin Turki ah kuwaas oo dooney Go,aaminta Turkiye Cusub, waxaana hadda siiyaraaneya Rajada uu qabo ninka Erdogan Doorashada kula loolameya ee Mr ooglu kadib siyaasiyiintii ugu saameynta badneyd ka dhaqaaqeen.
dhinaca kale waxaa isaguna Goordhaw Codkiisa dhiibtey murashixii kaalinta 3aad soo galey ee Sinan Ogan, waxaana uu sheegey in codkiisa uu sii neyo madaxdweyne Erdogan waxaa kaloo Taageeriyaashiisa u sheegey in ay u codeeyaan Mr Erdogan.
Inta badan Xitaa waxaa Santuuqayada Codbixinta la geyneyaa Goobaha Caafimaadka Sida isbitaalada, waxaa kaloo codeyneya Dadka waayeelka ah kuwaas oo aan goobta imaan karin waxaan looga geyneyaa Guryahooda.
Turkiye Sanadkan waxaa dhigeysaa Cashar Dibmoqoraadiyad oo yaableh xitaa kuwii bahasha sheegan jirey ayaa hadda eegma oo qura, ay ka soo hartey, halka isha ku haay.
350097844_774683994330087_22498596426904
350323236_775371973986429_88912529988942

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this