gooni Posted May 31, 2023 Kursiga la tuurayo reer gaar ugu qoran ma jiro,waana caqabad in la wada taliyo oo aan lakala dambayn. Dr. Deni wuu ogyahay qabiilkuu u dhashay inaysan soomaaliya degin, dal iyo qabiil midna dan kama leh. Beri, reer usc yaa qayb u heli kara, laakiin waa in dadku garanayo sharcigu inuu umadda u sinaado oo lakala dambeeyo, bisaylkaasna aad baan uga fogbahay. Madaxweynuhu tol-beelay geel ciidanka ha loo qalo yuu ku yimid intii geela keentayna xukunkuu u dhiibay, waa adag tahay in laga rumaysto guri barwaaqo inuu soomaaliya u raro. Tan kale Usc ayagoo raysl- wasaare farmaajo ka xoog badan haysta yaa la aamusin waayay ka waran ayagoo beri qayb u helay raysul wasaare ama madaxweyne ku xigeen daciifa? Wadanku wuxuu u baahan yahay ciidan adag iyo maxkamad adag oo qabyaalad iyo qabiilaysi ka madax banaan Taasna waxay ku imaan kartaa inqilaab ciidan barakaysan oo aan mar kale u heesno, anagu tagnaye caruurta noo badbaadiya. Wax kale oo isu keeni kara reer daba musmaar anigu ma garanayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 31, 2023 59 minutes ago, gooni said: Taasna waxay ku imaan kartaa inqilaab ciidan barakaysan oo aan mar kale u heesno, anagu tagnaye caruurta noo badbaadiya. Wax kale oo isu keeni kara reer daba musmaar anigu ma garanayo. Gooni oo adeerkiisa u xiisay. Say after me, towradatan barakeysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted May 31, 2023 Ururka argagixisada ugus uunbaa Somali midayn kara. Sababta oo ah waynu Ka baqna , somaliduna kal xishoota malaha ee kal baqatay leedahay. Waxa labaad ee soomalida Ka dhigi kara dad haday doonan Kala qabysan laakiin hodan ahi .. waa dhaqaale iyo in reer walba dhulkiisa waxa Ku jira lasoo baxo. Aduunyada laba wax baa Ka shaqeeya Xoog ama dhaqaale. Xitaa hadaad cilmi kasta iyo caqli kasta leedahay, waxad u shaqaynaysa nin dhaqaale leh ama mid xoogleh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 31, 2023 27 minutes ago, Game changer said: Ururka argagixisada ugus uunbaa Somali midayn kara. Sababta oo ah waynu Ka baqna , somaliduna kal xishoota malaha ee kal baqatay leedahay. Waxa labaad ee soomalida Ka dhigi kara dad haday doonan Kala qabysan laakiin hodan ahi .. waa dhaqaale iyo in reer walba dhulkiisa waxa Ku jira lasoo baxo. Aduunyada laba wax baa Ka shaqeeya Xoog ama dhaqaale. Xitaa hadaad cilmi kasta iyo caqli kasta leedahay, waxad u shaqaynaysa nin dhaqaale leh ama mid xoogleh. Sidan hadeey ahaato, sidaa isku daawato, musiqmaasuq, kuli way wada qabsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted May 31, 2023 Argagixisadu waa laba nooc , kuwa hubaysan ee dagaalka inagula jira , iyo kuwo kale oo aan yagu dagaalamin laakiin dhaqaale badan haysta. Almost every company successful ah wadaad baa leh argagixiso ah. Qofkuba haduu surwaal gaaban Yahay naagtiisuna niqaabato , halkaa sujuuduna madawdahay waa argagixiso, isaga iyo Kuwa is qarxiya isku kutub bay dhigteen. Waana isku afkaar. Magaalooyinka burco , boosaaso , iyo laascaanood waa meelaha ugu badan ee argagixisadu ugxanta dhigatay. Markaa awalba way ina haysteen waxa dhibaato Ku haya oo keliya maraykanka iyo Reer galbeeedka. Quote Share this post Link to post Share on other sites