Sign in to follow this  
Deeq A.

Casho sharaf sagootin ah oo loo sameeyay Isimadda SSC ee berri u ambabaxaya Mogadishu

Recommended Posts

Deeq A.   

FB_IMG_1685212747553.jpgIslaan Ciise, Islaan Maxamed, ayaa caawa casho sharaf sagootin ah u sameeyay Isimadda SSC ee berri u ambabaxaya Caasimadda Soomaaliya ee Mogadishu Insha Allah.

 

Isimadda SSC ee berri Mogadishu aadi doona Insha Allah ayaa kala ah.

 

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi Ciise

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe

Garaad Abdisalaan

FB_IMG_1685212282546.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this