Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi loo xil saaray xallinta xiisadii Garoowe oo go’aanno soo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddigii loo saaray xallinta xiisaddii Garoowe ayaa ku dhawaaway go’aan ah in la qabto doorashada saddexda degmo ee Gobolka Nugaal.

Waxaase go’aankaas weheliya laba qodob oo kala ah; in aan gebi ahaanba wax ka beddel lagu samayn karin Dastuurka Puntland iyo in aysan doorashada madaxweynaha dhaafi karin 8 Jan 2024.

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in ay tahay geed ka go’an difaaca Gobolka Sool waxaana uu ugu baaqay bulshada Gobolka Nugaal in ay si buuxda uga qayb qaataan.

FB_IMG_1685203396718.jpg?resize=720%2C86 FB_IMG_1685203402039.jpg?resize=720%2C86

PUNTLAND POST

The post Guddi loo xil saaray xallinta xiisadii Garoowe oo go’aanno soo saaray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this