Sign in to follow this  
Deeq A.

Mucaaradka iyo xukuumadda maamulka Puntland oo heshiis gaadhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Mucaaradka iyo xukuumadda Puntland ayaa gaadhay heshiis, waxana lagu heshiiyay in la qabto doorashada degmooyinka hadhsan ee Garoowe ku jirto.
In aan la farogelin Dastuurka iyo Doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 8 January.

Sidoo kale waxa ay isla qaateen in dagaalka Sool ay xoojiyaan.

FB_IMG_1685204070016.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this