Sign in to follow this  
Deeq A.

Warqad Cabasho ah oo Safaarada Mareykanka si rasmiya ugu gudbisay Somalia+Ciday ka cabanayso

Recommended Posts

Deeq A.   

Safaarada Maraykanka ee Muqdisho ayaa cabasho rasmi ah, u gudbisay wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya, cabashada ayaa ka danbaysay kadib markii Ilaalada Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay Handadaad iyo aflagaado u geysteen ciidamada amniga xarunta Safaarada Maraykanka, maalintii laqabanayey xaflada sagootinta safiirkii hore ee USA.

Warqadan ayaa Safaarada Mareykanka ay u gudbisay wasaaradda Arrimaha dibada dawladda Faderaalka Soomaaliya.FB_IMG_1685174661811.jpgFB_IMG_1685174651192.jpgFB_IMG_1685174656173.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this