Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska Nugaal oo ka shiray Amniga Caasimada Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1685170353886.jpg?resize=720%2C48

Taliyaha Qaybta Boliska Gobolka Nugaal ayaa Shir Gudomiyay Shirka Amniga Casimadda.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Qeybta Nugaal Gaashaanle Dhexe Maxamuud Muuse Bile Ayaa Ka Dhagaystay Warbixinada Amniga Sarakiisha Saldhigyada,Kantarolada Iyo Heeganka Ee Nugaal.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa Sarakiisha Ku Amray Inay Sii Laba Jibaraan Sugida Amniga Casimadda Lana Socdan Dhaq Dhaqaaq Walba.

Taliyaha Qaybta Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa Ku Amanay Sarakiisha Nugaal Sida Ay Heeganka Ugu Jireen Malmihii La Soo Dhafay Amniga Dhinacooda Uga Qadanayeen.

PUNTLAND POST

The post Booliska Nugaal oo ka shiray Amniga Caasimada Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this