Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii udambeeyey ee doorashada turkiga oo Maalinta Berri ah dhacaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Maalinta Berri ah ee 28-ka May 2023, waxaa Turkiga laga qabanayaa wareeggii labaad ee doorashada Madaxweynennimo. Waxaa ka qeybgelaya dad gaadhaya 60 milyan oo codbixiyaal ah.

Siyaasadda arrimaha dibadda Turkiga ayaa la filaa inuu isbedel ku yimaado haddii uu guulaysto Kemal Kilicdaroglu, oo ah ninka la tartamaya Erdogan ee hogaamiya isbahaysiga mucaaradka.

Kemal ayaa u janjeedha dhanka Yurub iyo reer galbeedka, waxaana loo badinayaa inuu Afrika mudnaanta siin doonin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this