Sign in to follow this  
General Duke

Qad merchant Clan leader struggle at Asmara tea party

Recommended Posts

Aferwarki has a choice to make. To lead the anti-Somali governemnt front.

 

From Qad Merchant Sharif Xasan Shiekh Adan

or Clan leader Sharif Ahmed Shiekh Adan.

 

A`stark choice really.

 

6.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

dayniile's take.

 

What if Sharif`Xasan became head of the front?

 

Would the clan court supporters really support him. Could they imagine a Somalia were the top governemnt leader and the top "opposition" leader were not from their clan? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooxaha ka soo horjeeda dawlada Soomaaliya ee shirku uga soconayo magaalada Asmara oo muran xoogan soo kala dhexe galay

 

Kooxaha ka soo horjeeda xukuumada Soomaaliya ee dhawaan ku dhawaaqaday Urur siyaasadeed ka dhan ah xukuumada Soomaaliya iyo dowladaha dariska la ah Soomaaliya kaasoo lagu magac daray"Ururka dib u xureynta iyo soo nooleynta shacabka Somaliyed" ayaa siweyn isugu haya ciidi loo dooran lahaa gudoomiyaha urukaas

 

Wararka ka imaanaya magaalada Asmara ayaa sheegay in ciidamo boolis ah la geeyey goobta uu shirku ka soconayo iyadoo xukuumada Asmara, ku dadaalayso sidii ay gudoomiye ay ayadu rabto ugu soo saari lahayd urukaas.

 

Mid kamid ah ka qeyb galayaasha shirkaas oo ka gaabsaday in magaciisa uu sheego ayaa waraysi uu siiyey idaacad kutaal magaalada Asmara, sheegay in kooxaha uu shirku uga soconayo asmara uu is fahan weyn soo kala dhexe galay kadib markii ay isku soo sharaxeen rag fara badan in ay qabtaan hogaanka uruka ay ka ga dhawaaqeen magaalada Asmara.

 

Raga is ku soo sharaxay in ay qabtaan hoganka ururkaas ayaa waxaa kamid ah Gudoomiyihii hore ee Baaralamaanka Somaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah xubin sare oo ka tirsanaa Maxaakiitii burburtay,Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo ah hogaamiyihii Maxaakiimta Islaamiga ahaa ee kal hore dagaalka xoogan la galay ciidamada dowlada Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa dowlada Ethiopia.

 

xubnaha ka qeyb galaya shirka ka soconaya Asmara ayaa siweyn uga soo horjeeda in hogaanka sare ee Ururka dib u xureynta iyo soo nooleynta shacabka Somaliyed, ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Asmara in hogaan looga dhigo, Sheekh Xasan Daahir Aweys,oo ku jira liiska Argagaxisada Caalamiga ah iyadoo dhawaan xukuumada Bush iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys, ay is dhaaf sadeen erayo kul kul.

 

Dhanka kale xubnaha sida weyn loogu tuhun san yahay inay ku guulaystaan hogaanka sare ee Uruka dhawaan looga dhawaaqay magaalada Asmara ayaa waxaa kamid ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo xukuumadaha Ethiopia iyo Maraykanku u yaqaanaan qun yar socod, iyo sidoo kale Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo siweyn ula garab ah siyaasada xukuumada Asmara.

 

Said Ahmed Husein Email: umalx85@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

What amazes me is. When shariif Xasan was a member of the TFG as head of the parliament, you use to praise him, however since he is no longer part of that stooge so call government, he has become the 'qad marchant'..wonderful. Everyone can see your frustrations. But keep them up sxb.They both (whatever you called them) have been chosen Duke.How daba dhilifs are itching right about now! :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. You dont know the difference between praise and reporting news. I commended when he was wrong and wright more often he was wrong.

 

As for the Asmara tea party, it will not make any difference. They have proven what I have been saying for time, this movement was never religious and was based on the wants of Eritrea.

 

Eritrea itself is of no real relevence forget about the clowns in Asmara.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ikakiriyokudarya.jpg

Neef La goowracay Geedo Kama Weecdo

 

Xakuumadda kaligii taliyaha Isaias Afewerki ayaa qarka u saaran inay kala daadato ka dib markey fashilaadii ugu weyneed kaga timi markuu hoosta Soogashtay ninka hogaamiyo Argigixisada Geeska Afrka Col-Xasan Daahir Aweys,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this