Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladda Caafimaad ee Weriye Bushaaro Baanday oo laga dayrinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaaladda Caafimaad ee Bushaaro Baanday, waa laga dayrinayaa, waxana ay u baahan tahay Dhakhtar la geeyo.

 

Hore Boolisku Cisbitaalka wuu u geeyay laakiin waxa ay u baahan tahay Dhakhtar baadhitaan ku sameeya oo ka gun gaadha Xanuunkeeda.

Maxkamadda Maroodi-jeex ayaa shalay markale u jartay Rummaan (Xabsi ku sii hayn).

bushaaro-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this