Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska Goobaha ka tirsan Somaliland & Gobolka Sanaag ee Codeynta Doorashada Puntland ka dhacday

Recommended Posts

Deeq A.   
Degaanada hoos yimaadda degmooyinkii asalka ahaa ee gobolka Sanaag waxa jira hal degmo oo qudha oo aanay shalay ka dhicin doorashada Puntland, taasoo ah degmada Ceel Afweyn.
Halka ay doorashadu si nabadgelyo ah uga dhacday degaanada hoos yimaadda:
Ceerigaabo
Laas Qorey
Badhan
Dhaha

May be an image of text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this