Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqor Buurmadow oo Su’aal adag ku ganay Xukumada Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   
Boqor Buurmadow oo kamid ah hoggaanka Dhaqanka Somaliland: “Maanta oo ay tariikhdu tahay 25/5/2023 waxa ay xukuumada Somaliland oggolaatay in ay Puntland doorasho ka qabato dhammaan deegaannada Sanaag sida; Badan, Dhahar, Ceelbuh, Buraan, Ceelaayo iyo meelo kale. Waxa aan garan waayey dawladdu iyada oo Sanaag faraha ka qaadday, sababta loogu dhimmanaayo Laascaanood dadkeedana looqixiyey, maxay ku kala duwanyihiin
Labada deegaan? golayaasha qaranku arrrintan maxay ugala xisaab tami waayeen.
Dawladda miyaanayse noqonayn ciqaab iyo cadaawad ugaar ah dadka reer Laascaanood.” #PLGE
buurmadow.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this