Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo 5 maalmood oo rummaan ah u jartay wariye Bushaaro Baanday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta 5 maalmood oo rummaan ah ( xabs ku sii hayn ah) u jartay wariye Bushaaro Baanday.

Hore waxa ay u soo dhammaysatay 7 maalmood oo rummaan ah.

 Hassan Gallaydh

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this