Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashooyinka taariikhiga ah ee qof iyo cod oo saaka si nabdoon uga bilowday Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa ka warbixiyay doorashooyinka qof iyo cod oo saaka si nabdoon uga bilowday 30 degmo oo ka tirsan Puntland.

Guddoomiyaha TPEC ayaa sheegay in dhammaan goobaha cod-bixinta doorashooyinka ay saaka ku furmeen si nabad ah guud ahaan degmooyinka Puntland ee laga codaynayo.

Guddoomiye Cabdirisaaq ayaa sidoo kale u mahadceliyay shaqaalaha guddiga doorashooyinka ee TPEC iyo ciidamada amniga ee ka shaqaynaya doorashooyinkankan taariikhiga ah.

PUNTLAND POST

The post Doorashooyinka taariikhiga ah ee qof iyo cod oo saaka si nabdoon uga bilowday Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this