Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax Cirro oo Hadhimo-sharafeed u sameeyay Wasiirada Xukumada Muse Biixi,Madax-dhaqameedka,Xildhibaanada,Cuqaasha & Waxgaradkii loo xulay Nabadeynta Beelaha Hawdka Burco+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharaxa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Cirro, “Waxa aan maanta hadhimo sharafeed u sameeyey Madax dhaqameedka, Xildhibaanada, Cuqaasha, waxgaradka beelihii walaalaha ahaa ee nabadda la kala dhex dhigay, sida oo kale waxaa aan marti qaadnay Wasiirada Xukuumadda, Maamulka Gobolka, Golaha Deegaanka ee Burco iyo qeybaha kale ee bulshada.
Nabaddu waa salka iyo aasaaska nolosheenna.”…Musharax Cabdiraxmaan Cirro
349120544_593672742831557_61870897739755
349000434_2389301107908014_6567384762623
349292746_1336062166977305_8939009276550
349064851_251526170894897_49289416235619

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this