Sign in to follow this  
Deeq A.

Wajaale & Xaalad Adag ee ay ku sugan tahay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wajaale & Xaalad Adag ee ay ku sugan tahay.

Gadiidka Ganacsiga ee iskaga Goosha Somaliland iyo Itoobiya ayaa ku xaniban Dhanka Somaliland ee Magaalo Xuduudeedka Wajaale.
Gadiidka Ganacsi ee Itoobiya u safrayay shixnadaha ganacsina ka soo qaaday magaalada Berbera ayaa Maalmo ku xaniban magaalada Wajaale dhanka Somaliland.
Iyadoo ay sababtay Wadadii Halbowlaha ee Magaaladasi dhex maraysay ee xudunta u ahayd isku xidhka ganacsiga Labbada Dal oo Xidhan iyadoo maamulka Degmadu hore u sheegen inay dhisayaan balse Dhismahaas aan Caratuulka ay dhigeen aan la dhaafin oo muddadaasina laga dheefay dhib ay soo kordhisay.
Wajaale oo ah magaalo dhaqaalo badan Somaliland Ganacsigeeda uga soo xaroodo ayaa waajahaysa xaaladan adag, Shacabka Ku dhaqan Magaladaas oo Qaarkood Saxaafada la hadlay ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland in laga badelo maamulka degmada Wajaale oo ay ku eedeyen inay sabab u yihiin xaaladan adag ee magaalada iyo Ganacsigii labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya ka dhaxeeyay ay waajahayso.
338545979_933530934543869_31829059752881

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this