Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti ka socda Safaarada Uk Itoobiya ku leedahay oo Xabsiga ku booqday Weriye Bushaaro

Recommended Posts

Deeq A.   
Saxafiyad Bushaaro Baanday, waxa maanta Xabsiga ku booqday wafdi ka socday Safaaradda Uk ee Ethiopia kuwaas oo doonayay in ay ogaadaan xaaladdeeda.
Sidoo kale waxa la filayaa in berri uu u yimaado Safiirka UK ee Soomaaliya si uu uga war helo xaaladda ay ku sugan tahay maadaamada oo ay tahay mu’waadinad Ingiriis ah.
May be an image of 1 person and scarf
All reactions:

2.1KMuniir Garnayl, Mohamed Guuleed and 2.1K others

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this