Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uuliyiin ka socotay Safaaradda Dawladda Ingiriiska oo maanta saldhigga dhexe ee Hargeysa ku booqday Weriye Bushaaro Baanday

Recommended Posts

Deeq A.   

Masuuliyiin ka socotay Safaaradda Dawladda Ingiriiska ee Itoobiya, ayaa maanta saldhigga dhexe ee Hargeysa ku booqday Weriye Bushaaro Baanday, oo maalmihii u dambeeyey ku xidhnayd.

Dublamaasiyiintan, ayaa la kulmay Bishaaro, iyaga ka waraystay xaaladdeed iyo xadhigeeda.

Sidoo kale waxa la filayaa in berri uu u yimaado Safiirka UK ee Soomaaliya si uu uga war helo xaaladda ay ku sugan tahay maadaama oo ay tahay mu’waadinad Ingiriis ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this