Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland oo sheegay in dalku galay xaalad hubanti la’aan ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha golaha guurtida Saleeban Maxamuud Aadan ayaa sheegay in  dalku galay xaalad aan  caga badan ku taagnayn oo hubanti  la’aan ah meel walba-na ay qiiqayso

“Boorama ayey ka taagan tahay, oo Saaxil ayay  ka taagan tahay,  oo Sool ayay  ka tagaan tahay , oo Sanaag ayay  ka taagan tahay, dalka meel aan qiiqatni majiro.

 Hadda  lagu maqan yahay oo Guurtidii ku maqan tahay, kuwa dhibtoodii ilaa hadda xal loo laayahay, meel walba fooda la is’haysta oo dalka oo dhanba qiiqaya xaalad nabadgelyo-darro ayaa  jirta.. “ Ayuu yidhi

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this