Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa walaac ka muujiyey qodobo ku jira qabyo-qoraalka Xeerka Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa walaac ka muujiyey qodobo ku jira qabyo-qoraalka Xeerka Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Waxa uu Xisbiga ugu baaqey Madaxweynaha in laga saaro qodobadda mad-madawga badani ku jiro, kuwaas oo ay sheegeen iney dhaawacayaan mustaqbalka Dalka iyo Madax-banaanida Guddiga Qaran ee Doorashooyinka.

348468336_1435918853904579_4291932256521
347133559_6365140943545419_3947960656868
348491987_262476339525601_26446170170062
348548275_1452216371984757_8707807748739

Qaran News

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this