maakhiri1 Posted May 21, 2023 Finally, great work. Federal gov must recognise asap, and give their legal rightful status Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 21, 2023 Xamar maxaa ka jira garaadada? Shirqoolka Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xasan Socdaal u socdaan? Garoowe ama Laascaanood kula kulmi karaan wafdi ka socda dowladda dhexe. I guess wasiirkii iyo xildhibaanadii toddobaadkaan tagaaye ayaa ka soo dhacdhacsiiye inay Xamar tagaan. War ka jooga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted May 21, 2023 i think it is polictical suicide in ay xamar tagaan. xamar wuxu rabaa isku sawir, in uu noqdo qof loo yimid oo la baryayo, oo isna iska dhigia mid wax qabanaya balse aan wax qaban, in uu xoogaa sooryo siiyo isamada oo iga aamusa ah, amaba uu kala gato sidii biixi sameen jiray.... in uu presureka ka qaado somaliland iyo warbixinta UN ta dagaal oogayaasha. ha u fadhin xasan in uu taageero Khaatumo ugu yeerayo isamada, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted May 21, 2023 It is a 3 day trip by 4 Garaad. It causes no harm, if anything, it is positive, as recommended by SSC MPs in both Chambers of the Fed. parliament. Garaado refused an earlier invitation by the Fed. gov't. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 21, 2023 1 hour ago, Illyria said: It is a 3 day trip by 4 Garaad. It causes no harm, if anything, it is positive, as recommended by SSC MPs in both Chambers of the Fed. parliament. Garaado refused an earlier invitation by the Fed. gov't. I agree, Dantaada MAQAAR ay baa loogu seexda, KHAATUMO must do whatever necessary, I see no harm, HSM and Federal gov has the mandate of the government, They have to talk to them and advocate for their cause. Many SOMALIS across all regions are sympathetic to them 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted May 22, 2023 Guys the war will continue , not just in laascaanood but it should also spread to sanaag. Beesha dhexe have decided to put the clock back to the 1991, expect huge wars . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2023 this will not fly how many times do they have to renew this so called khatuumo state and there is no way the bunker will endorse this paper internet state Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 22, 2023 Xasan Socdaal aad u af macaanyahay, waana sadexwajiile. Garaads will soon learn this, weyna ka shaaleyn doonaan as many have this shaleyn/regret now. Just ask Debi, Muuse Suudi, Badbaado Qarankuwii la baxay kuwii hoggaaminaaye, Reer Hiiraan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 22, 2023 11 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Xasan Socdaal aad u af macaanyahay, waana sadexwajiile. Garaads will soon learn this, weyna ka shaaleyn doonaan as many have this shaleyn/regret now. Just ask Debi, Muuse Suudi, Badbaado Qarankuwii la baxay kuwii hoggaaminaaye, Reer Hiiraan... Hasan only respects strength and Garaads are in position of strength! They know his ways since he made his intentions clear from day one. Quote Share this post Link to post Share on other sites