Sign in to follow this  
Deeq A.

F.C.Waraabe oo weerar afka ah ku qaaday Ergayga M/weynaha Somalia u magacaabay Wadahadalada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa dalbaday in lasoo bedalo ergayga wada-hadallada Somaliya u qaabilsan Somaliland.
Faysal Cali Waraabe, ayaa Cabdikariin Xuseen Guuleed ku tilmaamay ‘Asaasaq’ wuxuu yidhi:-
“Cabdirakiin Guuleed, Caqli u kordhimaayo Guuleed waxa dhaama, wuxuu leeyahay wax baan mideynayaa Gaalkacayona ma mideyn karo. Agtiisa marimayno halla soo beddelo waa beenaale asaasaq ah.”
May be an image of 2 people and dais

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this