Sign in to follow this  
Deeq A.

8 Xaaji oo ku geeriyooday Magalaada Barakaysan ee Makka+6 dhaawacmay & Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Sideed “8” Xaaji oo ka mid ah Xujaajta ka yimi dalka Bakistaan Sanadkan 2023 ee Soo gaadhay Magaalada Barakaysan ee Makka ayaa geeriyooday,Halka Lix kalena dhaawacantay Ka dib markii dab ka kacay Hotelkii ay degeen. Hotelka Dabku qabsaday ayaa wararku sheegeen inuu ku yaallo Jidka Ibraahin khaliil ee Magaalada Makka.

Halkan Hoose ka dhugo Muqaalka Halka masiibadani ka dhacday

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this