Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir ka tirsan Xukumada Xasan Sheekh oo Shirar ka wada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Laascaanood
Wasiirka Isgaadhsiinta Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif ayaa gaadhey magaalada Laascaanood.
Waa mas’uulkii u horreeyey ee taga Gobolka Sool & Magaalada Laascaanood oo ka socda xukuumadda federaalka Somalia.
wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknolojiyada Dawlada Somalia jaamac xasan khaliif ayaa caawa kulan kula yeeshay Gudaha Laascaanood Gudida 33 ka ah ee Beelaha Sool clan “Khaatumo- SSC”.
347227898_1717619025337617_6750396576686
347229506_728696342341355_16510843354461
347237621_557219413238090_78235780783393
347234757_6584054261613366_5229313614369
347292506_1280315309547105_5023194701557
Ex-Wasiir Saleebaan Xagla-toosiye oo ka mid ahaa Dadkii Wasiirkaa Xamar ka yimi Warbixinta siinaayey
xaglatoosiye.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this