Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Muumin Seed oo si rasmi ah ugu soo biiray xisbiga Waddani iyo soo dhawayntii Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa soo dhaweeyey Wasiirkii hore ee wasaarada beeraha somaliland Axmed Muumin Seed oo dib ugu soo laabtay xisbigaasi.

”Walaalkay Guddoomiye & Wasiir hore Axmed Muumin Seed, waxa aanu ahayn saaxiib iyo jaal siyaasadeed muddo badan, balse muddo kooban baan ku kala aragti duwaneyn siyaasadda, maanta se waxaa Ilaahay mahaddii ah in aan mar labaad u midowno taaba-gelinta rejada shacabka Somaliland.

Saaxiib ku soo dhawoow Magaalada Burco & Xisbigii aad tacabka gashatay ee WADDANI’

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this