Sign in to follow this  
Deeq A.

Reer Sool & Reer Awdal waxaan leeyahay……..Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Recommended Posts

Deeq A.   
Reer sool iyo reer awdal waxaan leeyahay:
• Dharaarbaa iman doonta
• Dhaayaheennu is deeqoo
• Dharaarbaa iman doonta
• Dharagteennu badnaato
• Dharaarbaa iman doonta
• Inta dhiig qubanaaya
• Aan ku dhayno wanaag
• Dharaarbaa iman doonta
• Dhulka Sool iyo Awdal
• Aan ka dhawrno dhibaato!”
Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.
May be an image of 5 people, dais and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this