Sign in to follow this  
Deeq A.

Ninka ka baqaya doorashada ee ku baaqaya Dagaal weligii sii socda waa Fulay……Musharax M/weyne C/raxmaan Cirro.

Recommended Posts

Deeq A.   
Ninka ka baqaya doorashada ee ku baaqaya Dagaal weligii sii socda waa Fulay……Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.
Muuse waxa aan u sheegayaa in aan ahay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI ee doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxa aanaan diyaar u ahay in aan la tartamo Musharaxiinta kale ee Xisbiyada Qaranka. Muuse waxa aynu u sheegaynaa oo xusuusinaynaa in aanay caalamka ka dhicin Musharax oggolaansho uga baahan qofka uu la tartamayo! Anniguse waxa aan jeclaan lahaa in Kulmiye Muuse Musharax Madaxweyne u soo doortaan maadaama uu xaq u leeyahay inuu mar kale tartamo! Si aan mar 2aad ula tartamo.”Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro
May be an image of 4 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this