Xudeedi Posted August 25, 2010 نا لله وانا اليه راجعون Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Bahda Laasqoray Online waxan halka uga tacsiyaynaynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay alla ha u naxariistee Siyaasi Cali Maxamed Xasan ‘Cali Daacuun,’ oo qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho, Hotel Muna, isaga iyo xildhibaanno, siyaasiyiyiin iyo shacab kaleba ku geeriyoodeen. Waxan ilaahay uga barayaynaa marxuumka inuu ilaahay jannadii fardowsa ka waraabiyo ehelada iyo asaxaabtana samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiin! Waxan isla sidaasoo kale tacsi u diraynaa dhaammaan ummaaddii Soomaaliyeed ee eheladooda iyo asaxaabtooda ku geeriyoodeen qaraxaas. Ilaahay dhammaan marxuumiinta jannadii ha ka waraabiyo, ehelada iyo asaxaabtana samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aammiin! Laasqoray Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted August 25, 2010 Ilaahay Janada ha ka waraabiyo isaga iyo inta kale oo ku dhimatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted August 25, 2010 Ina lilaah waa inaa ileehi raajicun. Isaga iyo inta ku dhimatay qaraxaas Naxariisti Alle ha gaarsiiyo. RIP to all MPs and innocent folks killed in that cowardly attack. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 25, 2010 Eebe ha u naxariisto dhamaantood, Ehelkoodana Samir iyo Iimaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites