Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax Cirro & Gudoomiye Xirsi oo Juhdi weyn Geliyey Shaqaaqada Gobolka Togdheer ka istaandhantey

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xasan ayaa 48 saacadood Culays weyn galiyey Sidii nabad iyo walaalnimadii iyo Xabad Joojin Looga Dhalin lahaa Labada Beelood ee walaalaha ah ee Wada Daga Gobolka Togdheer gaara ahaana Deegaanka Cali Saahid.
Madax dhaqameedka labada dhinac ayaa gaadhay Is Afgarad,Xabad joojin iyo Baaq nabadeed.”
347550826_999217957773740_38834894674538
347605910_195193486749767_49491188570474
347607218_765030348443776_22233138147974
347595608_184026857931364_69513847999898
347562981_974612257092219_29364154666930

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this