Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka Kulan ay yeesheen Kulan Labada Beelood ee Shaqaaqadu ku dhexmartay Togdheer+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Shir ay iskugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Ali Saahid ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay Xabad joojin iyo Baaq nabadeed.
Madaxda dhaqanka labada dhinac iyo Ergo hawshaas nabadaynta wada ayaa goobta ku sugan.
347586474_231899326153269_18692513595539
347557273_960909851890032_86124535880355
347556331_697168222169146_17601445170487
347555199_1733392850410939_8612526639088
347564325_205393205641180_34296808414881

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this