Deeq A. Posted May 18, 2023 Ragga dheel-dheelayoow dagaalku wuu soconayaa ilaa inta taako Somaliland ah uu cadowgu haysto” “Cadawgu ka talin maayo doorashada yada, beesha caalamkuna kama talinayso oo ma fara galin karto doorashadayada. Moorgan 88 kii halkan ayaanu isku haleelnay, kabash kabash-tii ka yeedhay waala ogaa, hadaad soo celisaan waanu edbin doonaa”….Waxaa sidaas Yidhi Madaxweyne Muuse Biixi Qaran News Share this post Link to post Share on other sites