Maaddeey Posted September 7, 2010 ^Thanks RedSea. NGONGE, Micnaha Zindiiq waad taqaannaa bey ila tahay!. Ogow, qaladkiisu kan kaliya maaha, oo tobaneeyo waa gaarayaan ama kor u dhaafeen, si cad & si dahsoonba diintuu wax uga sheegaa, jees-jeeska, aflagaadadana wa u sii dheertahay!, mar kasta maxaa meesha dhigay?. Waxaan mooday sheekada taageeradeyda Shabaab inaan mar hore iska xirnay, oo waxa aan ku taageero & waxa kale waad ka dheregsantahay!. Hotel Muna markaad i weydiineyso ma 'Safeeh' baad tahay, haddaan rabo inaan ka hadlo thread- ka waan arkaayey الحر تكفيه الأشارة ٍShabaab wa Muslimiin, dagaal kula jira Gaalo & **********, waxa ay sameynayaan waqtigii munaasabka ahaa ma yahay mise maya ama fudeyd & xikmad yari waa lagu qabsan karaa, laakiin fasaad fil ard waa kugu diiday!, anaana kaa og, trust me on this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 7, 2010 Originally posted by MZanzi: ^^^ Adiga runta qofki kusheego ma dulmi ayu wadaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted September 7, 2010 Maadeey, iga diid saaxib. Waa ok, waanaan kula wadaya niqaashka ila oo midkeena ka kale wax ka dhaadiciyaa. Lakin, fadlan, hadalkayga ha badalin oo macni kale ha o yeelin, saaxib. Hotel Muna was an example not a question. Sababtaan halkan o keenay waad fahantay ban maleenaya (kolo labeebin bil ishaarati yafhamo, ninka hada yedhi so maad aheen? Dee maxaad leedahay marka?). Eeg, adigo ninkaan waxbaad ku argtay oo zandiiq baad ku sheegtay lakin si dhaacad miyaad waliga la hadashay? Anigo saan o arko waliga muraan iyo accusation baad daba wada. Hadoo ku dhafiro dee anigo lama yaabayo, waa natural human reaction. ASK HIM DREICTLY and if he proves elusive, ask again (isn't that what I've been doing with you all along? You eventually give a satisfactory reply and I feel guilty for doubting you but I don't air my doubts to the world before making sure that they are true). WAX FAHAN. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 7, 2010 ^Khalad ha ii fahmin, I wanted to say: you won't ask me hotel Muna because you are not safeeh! ma fahantay!. Ninkan & doodaha kaleba dib noogu dhig!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted September 7, 2010 mADDEY, you should apologise to promoshaytan. Maha zindiiq, rather he is an ayan hersiyist, hardcore atheist, anti Islamic fanatic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 7, 2010 Even in Ramadan, Maaddeey is celebrating the fitnah in Xamar… Ilaahow hanuuni Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 7, 2010 ^Khulaasadii waxaa kula qumanaatay inaad Aniga uun wax iga sheegto, xataa after the holy Quran been called tix carbeed?. Horta, hordhacaaga ah in waxa xamar ka socdaa Fitno yihiin ma kugu raacsanahay si aad dadka u tustid inaan qaldanahay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prometheus Posted September 7, 2010 Ha karaamo seegina habaar, laygu kari waaye. ^ It's silly season. Kaagan yar ee Maaddeey, awoowe, tixdu waa "verse". We often speak of quranic "verses", but these are not verses in the technical sense. The Quran is obviously not poetry in the conventional sense. Hence, tix in this context is used as a generic word for "verse". Perhaps I should have just used the arabic word "aayah" to avoid quibbling over semantics. I should have written "tixda quraanka" so as to avoid senseless charges of sacrelige. Dhalinyaro, bisha Ramadaan ee barakaysan inta ka hadhay ka faa'ideysta oo muran iyo safiihnimo yaanu idin la tegin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted September 8, 2010 ^^ عذر أقبح من ذنب Quote Share this post Link to post Share on other sites