Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Ka Wadahadleen Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya?

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Khawaarijta kadib kulan ay ku yeesheen Kenya.
“Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee CXDS ee Howlgaladda socda iyo in ay naga caawin doonaan tababaradda heerka sare ee CXDS” ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federalka Soomaaliya.
Wasiirka ayaa sidoo kale dhigiisa Kenya uga mahad naqay kaalinta Kenya ku leedahay la-dagaalanka Al-shabaab maadama ay kamid yihiin howlgalka Midowga Afrika iyo dalalka safka hore, kuwaas oo qeyb ka noqonaaya
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this