Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada Puntland oo Waaran u jartay Wasiiro hore ula soo shaqeeyay Siciid Deni+Wasaarad Laydhkii laga jaray

Recommended Posts

Deeq A.   
Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran soo xidhis ah u jartay, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xasan Shire Abgaal, Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Faroole, Wasiir hore Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax.
May be an image of 3 people and text
Wasaarad Laydhkii laga jaray
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta, Tijnoolajiyadda, Dhaqanka & Dalxiiska Puntland ayaa laga goostay korontadii ka dib markii ay iska bixin weydey kiradii laydhka oo ay leedahay shirkad gaar ah.
faroole-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this