Deeq A. Posted May 17, 2023 Madaxwyane Biixi, iyo hogaamiye yaasha xisbiga Waddani ayaa maanta ku wada sugan magaalada Burco. Madaxwayne Biixi, ma sheegin u jeedada safarkiisa balse hogaanka waddani ayaa sheegay in ay u tageen deminta colaadaha sokeeye ee kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites