Deeq A. Posted May 16, 2023 Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya ayaa in bariga iyo galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka nabad-diidka ah. Daryanka madaafiicda la isku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa magaalada Laascaanood.Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha dagaalku geystay. Mana jirto cid ka hadashay dagaalka. Source Share this post Link to post Share on other sites