Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal ka socda dulleedka magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya ayaa in bariga iyo galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka nabad-diidka ah.


Daryanka madaafiicda la isku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa magaalada Laascaanood.

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha dagaalku geystay. Mana jirto cid ka hadashay dagaalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this