Deeq A. Posted May 16, 2023 Cutub kamid ah ciidamadii ku sugnaa deegaanka Maraaga ee Laascaanood ayaa ilo wareedyo kala duwani xaqiijiyeen inay ka soo baxeen furintii ay ku horfadhiyeen ciidanka Somaliland, iyada oo la sheegey inay doonayaan inay ka hortagaan sanaadiiqda doorashada Codeynta Puntland 25-ka bishan May. Tani ayaa ku soo beegantay xilli Siyaasiyiinta Mucaaradkaa Puntland ku baaqeen ‘In la joojiyo guud ahaan doorashada’ haddi kalena lays dili doono sida ay hadalka u dhigeen. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites