Paragon Posted February 9, 2009 Abu Mansur oo la kulmay Sheekh Shariif 9 Feb 9, 2009 - 6:56:40 AM Madaxweynaha Somalia Sh. Sharif Sh. Axmed iyo Afhayeenka Al-shabaab Sh. Mukhtaar Roobow [Abu-Mansor] ayaa kulan qarsoodi ah ku yeeshay Villa Somalia, kaasoo ay kaga hadleen amaanka dalka iyo khilaafaadyada u dhexeeya. Sarkaal ka tirsan xukuumada Sh. Shariif ayaa u xaqiijiyay GO in kulanka Abu-Masor iyo Sh. Shariif uu ahaa mid ay albaabadu u xiranaayeen, isla markaana aysan jirin cid ku wehlisay halkii ay ku wadahadleen. "Abu-Mansor waxaa lagu keenay madaxtoyada gaari uu leeyahay Xil. Max'ed Ibraahim Xaabsade, waxaana ka shaqeeyay inay kulmaan Xaabsade" ayuu yiri mas'uulkan oo sharaxayay sida ay ku suurogashay in Abu-Mansur uu tago Villa Somalia. Sheekh Abu-Mansor oo wata gaadiid dagaal ayaa soo gaaray Muqdisho maalin kadib markii Sheekh Shariif uu kasoo dagay garoonka Adan Adde, una sheegay saxaafada inuu u yimid sidii uu kooxaha diidan loogu yeeri lahaa wadahadal. Ilo wareedyo kale oo ayaan kasoo xiganay in labada mas'ul ay kulamo kale ku yeelan doonaan Villa Somalia, iyadoo wararku ay tibaaxayaan in labada ay si weyn isugu soo dhawaadeen, marka loo eego khilaafyada u dhexeeyay. Afhayeenka Al-shabaab ayaa horay ugu tilmaamay shirkii Jabuuti oo Shariifka Madaxweyne loogu doortay inuu yahay mid aan xarakadooda quseyn, isla markaana ay sii wadayaan dagaalada. Sheekh Nuur Baaruud [Gurxan] oo ah Afhayeenka culumada musaalaxada ayaa ka sheegay Muqdisho in kooxaha ku baaqay dagaalada ay ka digtoonadaan talaabadaas, una badalaan mid nabadeed. "Cidii dagaal ku baaqda ha ogaato dhibaatada ugu horeysa iyada ayay taabanaysaa, balse ruuxii doonaya mansab ama darajo ha furto xisbi Islaami ah, hana taageero Sheekh Shariif" ayuu yiri Sh. Baaruud. Sheekh Shariif ayaa tan iyo markii uu Muqdisho tagay wada dadaalo nabadeed oo uu ku doonayo inuu kusoo jiito kooxaha mucaaradsan xukuumadiisa, isagoo taageero ka haystaan shacabka. GAROWE ONLINE, Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 9, 2009 Madax ka tirsan Xoogagga Islaamiyiinta oo kulan la qaatay Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif Posted to the Web Feb 09, 10:34 Muqdisho:-Warar hoose oo naga soo gaaray Muqdisho ayaa sheegaya in madax weynaha DFKM Sheikh Shariif Sheikh Axmed uu la yeeshay kulamo Saraakiil ka tirsan xoogagga Islaamiyiinta ee sida ba,an uga soo horjeeda dowladiisa. Shirkaan ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Saraakiisha uu madaxweynaha la leeyahay kulan ka ayaa waxaa ku jira madax ka tirsan ururka Al-shabaab iyo Xisbi Islaami. Kulankaan ayaa ilaa hadda la aqoon wax yaabihii ka soo baxay waxaan dadwey naha Muqdisho ay aad u hadal hayaan wixii ka soo bixi kara walow aan weli si rasmi ah loo shaacin kulamadaan soconaya. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlayaa sidii loo xoojin lahaa amaanka magaalada Muqdisho iyo in si wadajir ah amaanka magaalada loo adkeeyo warar la isla dhexmarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulankii ka dhacay Villa Soomaaliya ay ka qayb galeen Madax ka tirsan Al-shabaab iyo Xisbi Islaami waxaan dadku aad u hadal hayaa in Sheikh Hassan Turki iyo Mukhtaar Roobow Abu Mansuur ay ka mid ahaayeen raggii la kulmay madaxweynaha DFKM Sheikh Shariif walow aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay Madaxda Al-shabaab iyo Xisbi Islaami oo ku saabsan wax ka jira kulan kan. A/Cawaale Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted February 9, 2009 Very good news ya Paragon, my prediction of a stable South by Sep 09 could be even sooner Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted February 9, 2009 InshaAllah Thierry. Good news indeed. Now all that is left to bring the al-shabaab on board. Once again, I am very interested in sompolitics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted February 9, 2009 loool you should be sis, soon inshallah you could diversify your business to the motherland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Oz Posted February 9, 2009 ^^Paragon, Do you have a place in this newly youngish government? I think if he names one of the El-Shabaabs comrades as the next PM or gives them some ministerial positions, things should sail smoothly. PS: I hope this guy accomplishes his goals and those of the Somali people. Insha-allah peace and success will be achieved in Somalia for once. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 9, 2009 This meeting did not take place at all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted February 9, 2009 ^You really do have inside info haye? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 9, 2009 Originally posted by Faarax-Brawn: ^You really do have inside info haye? Nope, but that meeting did not take place. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted February 9, 2009 ^Juje, so many websites are reporting this news....I guess your sources let you down on this lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted February 9, 2009 ^OK,Cool. You said it with such confidence,figured you had the 411. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 9, 2009 Originally posted by Aw-Dhubad: ^Juje, so many websites are reporting this news....I guess your sources let you down on this lol Ok, lets see how it turns out Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted February 9, 2009 i know something you dont, naa na naanaa June What is deal here walaal? Why didnt it take place? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 9, 2009 Originally posted by Ms DD: June What is deal here walaal? Why didnt it take place? My dear July it was never on the cards. Mansoor &co. are not inclined to talk. However they will be depleted one way or the other. The influence of AK47 in Somali politics will soon come to extinct, Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted February 9, 2009 another Duke in making. welcome a board Juje. Quote Share this post Link to post Share on other sites